Latest Updates

Uncategorized

press release for kaahparty

waxaan warbixintan ku eegaynaa in aan ku sharaxno waxaan ka qabno dimuqraadiyeenta puntland
Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha KMG ururka #KAAH Wasiir Ilyaas Cismaan #Lugatoor oo…..

Gudoomiyaha KMG ururka #KAAH Wasiir Ilyaas Cismaan #Lugatoor oo ka warbixiyay ahdaafta iyo ujeedoyinka loo aasaasay ururka iyo waxyaabihi qabsoomay...
Read More
News

Waxqabadka Xukuumadda Xisibiga #KAAH

Waxqabadka Xukuumadda Xisibiga #KAAH https://www.facebook.com/KaahParty/videos/198614368105159/
Read More
Uncategorized

Kaah Political Party (KPP)

Kaah Political Party (KPP)Xubo kamid ah Golaha dhexe ee Xisbiga talada haya Puntland.#TeamWork#FG. Sawiradu wa xili hore iyo Bosaso
Read More

Gudoomiyaha guddiga kumeel gaarka ururka KAAH Wasiir Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ka warbixiyay ahdaafta iyo ujeedoyinka loo aasaasay ururka iyo waxyaabihi qabsoomay tan iyo markii ururka lagu dhawaaqay

Brief history of KAAH PARTY

19b1a835-dc83-4b01-96f8-10e6c7d08770

Brief history

TAARIIKH KOOBAN

Puntland waxay qaadatay hannaanka xisbiyada badan si looga baxo nidaamka reeraha isla markaana loo helo hoggaamiye hammi sare leh oo dalka meel sare ku hubsada. Kaah ayaa soo baxay si uu uga shaqeeyo guud ahaan danaha ummadda, una adeego baahidooda.

Kolkii la arkay baahida loo qabo xisbi qaran oo ku foogganaada danaha ummadda isla markaana dalka ka saara duruufaha adag , waxa la yagleelay xisbigan 2020-dii. Kolkii la aasaasay xisbiga waxa la isku keenay guud ahaan aqoonyahannadii waddanka si loo dejiyo siyaasadda xisbiga ee hoggaaminta dal curdin ah oo dagaallo ka soo baxay.

Xisbiga Kaah wuxuu isagoo ogsoon muhiimadda ay leedahay qorshe cad oo doorasho loogu diyaar garoobo, wuxuu ummadda u soo bandhigay siyaasaddiisa uu ku hagayo dalka kaas oo uu meel kasta gaadhsiiyay kuna qanciyay dadka reer puntland, taas ayaana keentay in xisbigu guul yaab leh ka soo hooyo doorashooyinkii madaxweyne ee sannadkii 2018-kii.

Join KAAH PARTY

  • MALE
  • Female

Our Achievements

NATIONAL SECURITY
ECONOMY
AGRICULTURE
EDUCATION
NATIONAL SECURITY

The Congress-led UPA believes that the nation can't progress unless the farmer gets a fair price for his produce. The Minimum Support Price(MSP) for Wheat has been more than doubled, from Rs 640 per quintal in 2004-05 to Rs 1,285 in 2011-12. Similarly, the MSP for Paddy has been increased from Rs 560 in 2003-04 to Rs 1250 per quintal in 2011-12.

ECONOMY
The rate of employment is directly proportional to a country’s development. A similar pattern was witnessed during the Congress-led UPA regimes, where the employment graph only went up during 2004-10, with both public and private sectors experiencing strong and sustained growth.
AGRICULTURE

The Congress-led UPA believes that the nation can't progress unless the farmer gets a fair price for his produce. The Minimum Support Price(MSP) for Wheat has been more than doubled, from Rs 640 per quintal in 2004-05 to Rs 1,285 in 2011-12. Similarly, the MSP for Paddy has been increased from Rs 560 in 2003-04 to Rs 1250 per quintal in 2011-12.

EDUCATION
The Indian National Congress has always placed a high premium on education. Both UPA I and UPA II continued with this intense and pro-active approach to achieve maximum coverage. The share of GDP allocated for education (primary, secondary and tertiary) saw an increase from 3.29 per cent in 2004-2005 to 3.83 per cent in 2012-13.
Waxqabadka Xukuumadda
Xisibiga #KAAH

In Focus

91178954_2296808457088523_4135477851581317120_n

Defaming the puntland Economy

From the many false promises that the Bhartiya Janta Party (BJP) made before coming to power in 2014, the promise to accelerate the economy failed the people of India more than any other. While the BJP continues to embarrass India on the international sphere, their failure has extended from societal to economical.